Ololaha wacyigalinta dib u eegista Dastuurka oo ka furmay Dhuusamareeb

Date:

Shir Ololaha Wacyigalinta Dib-u-eegista Dastuurka ayna soo qabanqaabisay Wasaarada Arimaha Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ka furmaya Magaalada Dhusamareb,waxaana ka Qaybgalaya Qaybaha kala duwan ee Bulshada Sida Culima-udiinka, Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo Warbaahinta.

Shirkan ayaa socan doona Mudo Sadax Maamood ah sida Jadwalka ku qoran waxaana la la soo bandhigi doonaa Arimaha Galinta Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya sidoo kalana waxaa la is waydaarsan doonaa Aragtiyada laga qabo Arimaha Dastuurka.

Mudada Shirkani socdo waxaa ka Qaybgali doonaa in ka badan 100 Qofood waxaana lala wadaagi doonaa Arimaha Dastuurka iyo sida Bulshada loogu Wacyigalinayo Dib-u-eegista Dastuurka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...