Tartanka qaadista Miisaanka culus oo Muqdisho lagu qabtay.

Date:

-Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gebagebeeyey tartanka qaadista miisaanka culus oo muddooyinkii dambe ka socday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, ayna ka qayb galeen dhallinyaro.

Dhallinyarada jirkooda dhisa ee caasimadda Muqdisho ayaa si weyn tartanka uga qeyb galay, waxayna tilmaameen inay ku faraxsan yihiin inay helaan tartan noocan oo kale.

Tartankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyey oo nuuciisa ah ee loo qabto dhallinyada ku dhaqan gudaha Magaalada Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada Caleema-saarka

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Madaxweynaha JFS: “DFS waxay qaadi doontaa guluf dagaal oo kama dambeys ah oo dalka looga saarayo Khawaarijta.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka

Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo...