Xiisad Ka tagneed deegaano hoosyimaado Degmada Matabaan oo la xaliyey”Sawiro”.

Date:

Saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa poliska ee Hirshabelle aya ku guulaystay in ay xaliyaan colaad in mudo ah ka taagnayd deegaano hoos yimaado degmada Matabaan iyo dilal dhacay in xal laga gaaro.

Saraakiishaan oo ka kala tirsan qeybaha 21 aad iyo iyo 27 aad iyo guutooyin kooda ka howlgala galmudug iyo hirshabelle ayaa ku sugnaa goobta.

Genaraal mascuud maxamed warsame taliyaha guutada 15 aad ee Galmudug ka howlgasha oo shirka furay ayaa waxaa uu sheegay in labada dhinac looga baahan yahay in ay iska ilaaliyaan hadalada xanafta leh ee dadka sii kala fogaynaya.

Iyadoo labada dhinaca odoyaasha iyo wax garadka dood dheer kadib laysku fahmay in wax walba sharciga lagu dhameeyo hada kadibna lays kaashado sidii ciidmada dowlada lagu garab siin lahaa in aysoo qabtaan cid walba oo dil ka gaysta labada dhinac.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Türkiye oo xusay 15-guuradii booqashadii Erdoğan uu ku yimid Muqdisho

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...