Jaaliyadaha shan dal ย ayaa dalka Sucuudiga ย waxaa uu ka cafiyay lacagtiiย looga qaadi jiray daganashah dalka Sucuudigaย ย kadib markii ay bixiin waayenย iyadoo loo qabtayย muddo 90 cisho ah in ay uga baxaan dalka oo ka bilaabanaysa bisha February.
Shanta dowladdood ee jaaliyadoodan laga cafiyay daymaha ayaa waxaa ka mid ah Somaaliya,Itoobiya, Ereteriya ,Naajeeriya iyo Jaad iyadoo qunsuliyadaha guud ee wadamadaasi u fadhiyay magaalada jiddah ay si wada jir ah ay kulan ulaa qaateenย madaxa xarunta shimees ee maamulka ajaanibka usaama abu milxa iyo madaxa.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka sacuudiga u qaabilsan xarunata shimess al sayid khaliil bin axmed iyo masuuliyiinย kale oo ka tirsan xaruntaasi ayaa islaaย gorfeeyeen intii uu socday
Sida loogu baahan yahay in looga faaโiideysto cafiska lacagahaย ee ay ku yaboohaday dowladda Sucuudiga
Masuuliyiinta maamulka xarunta shimees ayaa sheegay in ay ahmiyada balaaran ugu jirto dhamaan jaaliyadaha dalalka laga cafiyay lacagta loona baahan yahay in loo fududeyo safarka dadka dib ugu labanaya ย dalalkooda.
