Wafdi ka socda hay’aadda qoxootiga adduunka UNCHR oo garay magaalada Beledweyne

Date:

Wakiilka Soomaaliyaa ee hay’adda qaxootiga Aadduunka ee UNCHR iyo ergaga gaarka ee  uqaabilsan Afrika ayaa gaaray magaalada  Beledweyne kadib fatahaadihii wabiga Shabeelle u ka sameyay Beledweyne.

Iyagoo kulan laqaateen madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare waxaana ay kala hadleen xaaladda iyo sida barakacaaysha sida gargaar lagu gaarsiin karo dadka ka baxay hooygi ay daganaayeen hataana ku sugan xeryahay magaalada Beledweyne

Dhanka kalana waxay kormeer ku tageen qar kamid ah xeryaha ay dadka ku barakaceen  ee Beledweyne,si ay ugu kuur galaan xaaladda ka jirta xiryaha dadka ay ku sugaan yihiin.

magaalada Beledweyne ayaa hataan kasoo kabanaysan fatahaadii webiga shabeelle u ka sameyay magaalada sanadkii tagay , iyadoo ay ka barakaceen guud ahaan dadkii ku noola Bekedweyne.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...