Shaqaalle loo tababaray la dagaalanka Ayaxa oo ka hawlgalayaa deegaanada Galmudug

Date:

Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa deegaanno hoostaga Magaalada dhuusamareeb ka bilaabeen qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa.
Ayaxa ayaa Dhibaata Xoggan ku hayo beero badan oo ku yaalla Gobolka Galgaduud,isaga oo xaalufiyey dalagyo kala duwan oo lagu beeray,sida an ka soo xiganay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.
Waxa sido kale Qorshahan lagula dagalaamyo Ayaxa Qeeb ka Qaadanayo Duqa dagmada Dhuusamareeb Macalin nuur cilmi waxana fulinayo Howshaasi Shaqaale sigaar ah loo Tabababary.
Ayaxa waxa uu sameyn xooggan ku yeshay Beeraleyda ku nool deegaano katirsan Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...