Dowladda Angola Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Hantida Gabar Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Angola.

Date:

Isabel dos Santos, oo ah Gabadha uu dhalay madaxweynihii ee Angola Jose Eduado dos Santos ayaa lagu eedeeyay falal la xiriira wax is daba marin iyo masuq-maasuq.

Isabel dos Santos ayaa madax ka ah hay’adda Sonangol oo ka shaqeysa Tamarta dowladda,

Maxkamad kutaala dalka Angola ayaa amartay in la joojiyo hantida ay leedahay Isabel oo uu dhalay Madaxweynihii hore ee Angola

Wakaaladda Wararka Angola ee Angop ayaa ku warantay salaasada maanta in kiis dacwadeedkani uu yahay kii ugu weynaa ee lagu helo dad qof magac sare ku dhex leh dowladda Angola islamarkaana lagu eedeeyo dacwado ka dhan ah masuq-maasuqa.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay munaasabadda calan-saarka 1-da Luuliyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...