Gudiga gurmadka Qaran ee qaraxii Ex-koontarool ayaa waxay iska xog wareesteen xaalka iyo sidii loo dardargalin lahaa hawlaha gurmad ee dadka dhibaatadu kasoo gartay qaraxaasi.
Shirka guddiga heerka wasiir ayaa sidoo kale looga hadalay sidii looga war hayn lahaa dadka qabaa dhawacayda ee ku sugan , Isbitaalada magaalada Muqdisho waxaana gudigu islaa soo qadeen in laga cawiyo ,dadka qarshaadka Isbitaaladda dalka.
Sidoo kale gudiga ayaa uu kurgalayaa xaalada dadkii qabay dhawacayda ee la garsiiyay dalka annu walaalaha nahay ee Turkiga sii looga war ahayo xaaladaaha Caafiimaad ee dhibanaasha qaba dhawacayda halista ee lagu dabiibayo isbitaalada dalka Turkiga.
Wajigaa labaad ee gurmadka dadka qabaa dhawacayda eek u harsaan isbitaaladda ee an dalka waxbaa looga qaban kariinin loo qadiidoono dalka Qadar sii loogu soo dabiibo.