Ciidamadda amniga oo Fashiliyay Qaraxyo lagu aasay Boosaaso

Date:

Hay’addaha  Ammaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa ku guuleystay inay fashiliyeen qaraxyo ladoonayay ay doonayeen in ay ku  waxyeeleyaan Al-shabaab  dadka shacabka ee ku nool  magaaladda Boosaaso ee gobolka Bari.

Ciidamadda  Amniga ee gobolka Bari oo kaa shanayaa dadka deegaanka ayaa ka war helay qaraxyadan lagu xiray bartamaha magaalada Boosaaso oo ay argagaxisadu doonayeen inay ku gumaadaan shacabka Soomaaliyeed.

Qaraxyadda ayaa  lagu soo waramayaa  in la,gaa  soo  saaray agaagarka goobo ganacsi oo ay ku ganacsadaan dad ra’yada ah, iyadoo ay maalmihii lasoo dhaafay ay ka socdeen hawlgal amniga gobolka lagu xaqiijinayo tani iyo markii la doortay madaxweynahaa maamulka Puntland.

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu

1- President Hassan Sheikh Mohamud has hailed the historic...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay kuna...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo guddoomiyay shirka 6aad ee wasiirrada A3 ah

Iyadoo ay socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ADDIS-ABABA KAGA QEYB-GALAYA SHIRKA MADAXDA AFRIKA

Addis ababa, Febaraayo,13, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...