Shirka G/Banaadir oo looga hadlay u diyaar garowga ciyaarta Finaalka ee degmooyinka

Date:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shir gudoomiyay Shirkii asbuuclaha ahaa ee Maamulka sare iyo Gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka.

Shirkaan ayaa looga hadlay inta uu socday u diyaar garowga  ciyaarta Finaalka ee degmooyinka Waaberi iyo Dharkeynle, kor u qaadista dakhliga dowlada Hoose iyo xaaladda Amniga.

   

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...