Mareykanak oo meel mariyay sharci taageeraya muslimiinta Shiinaha

Date:

Xubnaha Aqalka Wakiilada dalka Mareykanka ayaa meel mariyay shaci ka hortagaya waxa loogu yeeray xarig aan sabab lahayn, jirdil, iyo dhibaateyn xukumadda Shiinuhu ku heyso muslimiinta Uighur ee ku nool gobolka Shinwaa.

Xubnaha Aqalka ayaa ku baaqay in bartilmaameedku uu noqdo cunaqabateyn la saaro xubno ka mid ah madaxda dowladda Shiinaha iyo Chen Quanguo oo ah  xoghayaha xisbiga Shuuciga ismaamulka gobolka Xinjiang.

Sharciga ay meel mariyeen xubnaha Aqalka Wakiilad ayaa waxa uu u baahan yahay in ay ansixiyaan xubnaha Aqalka Senetka iyo Madaxweyne Trump.

Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Shiinaha ayaa si caro leh uga jawaabay sharcigasi ay soo gudbiyeen xubnaha Aqalka Wakiilada,wuxuuna tallaabadaasi ku macneeya mid xaasidnimo ah,

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...