Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS oo maanta kulan ku leh Muqdisho

Date:

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho .

Kulanka Maanta ay Golaha Shacabku yeelanayaan ayuu Ajendahiisu yahay Akhrinta Saddaxaad ee ku noqoshada Miisaaniyadda Dalka 2019.

Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dardar gelinaya howlaha muhiim ah ee horyaala si loo gaaro dowladnimo dhammeystiran.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund –...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee...