Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ku guuleysatay abaal marin qaali ah

Date:

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa abaal marintaย Minerva Prizeย lagu guddoonsiiyay Magaalada Rooma ee Caasimadda Dalka Talyaaniga.

Abaal marintan ayaa Labadii Sanaba mar waxaa la guddoonsiiyaa Haweenka uguย  fir-fircoon Dunida, kuwaasi oo muujiya waxqabad saamayn wanaagsan ku yeesha Dalkooda ama Adduunka, isla markaana tusaale u noqda Dumarka kale ee Caalamka.

Wasiir Fawziyo Abiikar, ayaa Abaal marintan ku muteysatay waxqabad la taaban karo oo ay muujisay intii ay haysay xilka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya.

ย ย 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale