Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Oo Aqalka Sare Uu Mariyay Akhrinta Labaad

Date:

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku leh Kulan ka mid ah kulankoodii caadiga ahaa.

Ajendaha kulanka maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa ku saabsan akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed.

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa shalay ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...