Maxkamadda Ciidamada Qalabka Oo Ridday Xukunno

Date:

Maxkamada Darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay ku ridday xukun ciqaabeedka ismiidaamiye ku fashilmay qarax uu ka fulin lahaa Guriceel iyo hagihiisii.

Labadda eedeysane ee xukunka lagu riday ayaa lagu kala magacaabaa Maxamuud Cabdi Cabdiraxmaan oo ah ninkii fulin rabay qaraxa iyo Cali Dhubad Nuure Siyaad oo labadaba ku eedeysnaa inay ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab.

Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Sheegay in labada eedeysane lagu helay danbigii lagu soo eedeyey isla markaana lagu xukumay xabsi daa’in.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr....

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS oo UK lagu soo dhaweeyey

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda...