Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo ku soo laabtay Muqdisho.

Date:

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya  Cabdi Maxamed Sabriye oo booqasho shaqo ku tagay Baydhabo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Wasiirka oo Garoonka diyaaradaha ay ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan dowladda FS,waxaa muddadii uu ku sugnaa Baydhabo uu la kulmay, Guddoomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Cabdulkadir Shariif Sheekhuna Maye ,wasiiro, Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin kale.

Ujeedada booqashada ayaa lagu micneeyay wadatashi ku aadan xulashada xildhibaannada labaad ee dowlad goboleedka K/galbeed, kuwaas oo uu kala hadlay Madaxweynaha KGS Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddomiyaha Baarlamanka KGS.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...