Golaha shacabka oo ka shiraya xisaab-xirka miisaaniyaddii sanadkii hore.

Date:

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  maanta yeelanaya kulan looga hadlaayo xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii tegey ee 2018-kii.

Golaha Shacabka ayaa maanta waxaa horyaalla Ajandayaal dhowr ah kuwaasi oo  kala ah inay akhrinta koowaad marsiiyaan Xisaab xirka Miisaniyadda sanadkii tegay iyo akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka Daawada.

Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Maaliyadda iyo Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka qeyb galaan kulanka maanta, si ay mudanayaasha warbixino uga siiyaan xisaab xirka miisanad sanadeedka 2018-ka iyo Hindise sharciyeedka Daawada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda oo kulan la qaatay beeraleyda Gobolka Shabeellaha Hoose

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, Xildhibaan Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA WARFAAFINTA

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...