Dowladdaย  oo dib u dhis ku Sameyneysa Dhismaha Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Dalka Faransiiska

Date:

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudaneย Xasan Cali Khayreย ayaa booqday safaarada Soomaaliyeed ee dalka Farasniiska oo ku yaalla xaafadaha ugu

Mudane Xasan Cali Khayre oo afaaradda kula kulmay diplamaasiyiinta ayaa ka dhageystay warbixnta guud iyo baahiyaha ay qabaan, waxuuna ballan qaaday in dowladdu ay dayactir ku sameyneyso xurunta safaaradda iyo hoyga safiirka.

Dowladda ayaa dhawaan waxa ay dhisme safaaradeed ka iibsatay dalka Mareykanka, waxaana qorshuhu yahay in la horumariyo dhismooyinka safaaradaha dalalka caalamka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga...