Kulan looga hadlayay amniga oo Dhuusamareeb lagu qabtay.sawirro”

Date:

Wasiirka amniga Galmudug oo guddoomiyay Kulan looga hadlayo Amniga Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo ay ka Qaybgaleen Saraakiisha Amaanka Dhusamareb, Gudoomiyaha Gobolka iyo Gudoomiyaha Degmada Dhusamareb.

Waxyaabaha looga hadlay ayaa waxaa ugu Muhiimsanaa Warbixin Guud oo la xariirta Amniga, Xog-waraysi Amni, Howlgalada lagu sugayo Amniga Caasimada iyo guud ahaan Galmudug Wayaabaha Cusub ee la diiwaangaliyey.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...