Ciidamada amniga Dhuusamareeb oo gacanta ku dhigay Khamri tiro badan.

Date:

Howlgal culus oo ciidamada amnigu ay ka sameeyeen goobo si gaar ah loogu tuhmayo in lagu qariyo khamriga ayaa galey dhowr guri oo Ku yaalla magaalada Dhuusamareeb iyagoo gacanta ku dhigey kumannaan dhallooyinka khamriga ah .

Goob fagaare ah ayaa isla maanta lagu burburin doonaa khamrigaasi sida ciidamada amniga sheegeen,ciidamada ayaa xabsiga u taxaabay dadkii howlnaaa arrintaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo la kulmay saraakiisha Guutada 17-aad ee XDS

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...