Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in Ciise Tarabuun uu yahay muwaadin dhamaystay xukun maxkamadeed.

Date:

War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ku simaha wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ahna wasiirka ku xigeenka wasaarada ayaa lagu sheegay in Cabdiwaxiid Khaliif Axmed oo ku magacdheer (Ciise Tarabuun) la sii daayay kadib markii uu xukunkiisa dhameystay “sida uu sharcigu qabo”.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...