Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb. {Sawirro}

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa safarka uu ku tagay magaalada Dhuusamareeb waxaa ku wehlinaya madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele {Xaaf] iyo xubno kale oo masuuliyiin ah waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyay Odayaasha Dhaqanka bulshada qaybaheeda iyo ergooyinka ka qayb galaya shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

Madaxweynaha ayaa caawa Dhuusamareeb uga qayb galaya xafladda xiritaanka shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug oo mudo ku dhawaad 10 maalin ah ka socday magaaladaasi madaxweynaha ayaana soo xiri doona shirka si rasmi ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee...

Kulan looga hadlayay ilaalinta carruurta ee ka hortagga colaadaha hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah...