Tababar ku aadan badqabka saxafiga oo Muqdisho laga furay.

Date:

Wasiirk ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS mudane Aadan Isaaq Cali ayaa Muqdisho ka furay tababar ku aadan nidaamka qaran ee badqabka saxafiga. Iyadoo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiinka kale oo dowladda ah.

Waxaa tababarkaasi iska kaashaday Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS iyo Hay’adda qaramada midoobe u qaabilsan waxbarashada iyo dhaqanka ee magaceeda loo soo gaabiyo UNESCO.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...