Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusamareeb.

Date:

U diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ayaa ka socota magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, waxaa si xooggan loo adkeeyay ammaanka magaalada.

Shacabka magaalada ayaa isu diyaarinaya isusoo bax ay kusoo dhaweynayaan Madaxweynaha, Dhuusamareeb waxaa horay u joogay oo kusoo dhaweyn doonna Madaxweyne Farmaajo Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiinta Eng Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wasiirka amniga mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale sidaas oo kale xubnaha Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug.

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo xeri doona gebagabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo uu horay u furay Ra’iisul Wasaare Kheyre todobaadkii hore, kass oo la isugu keenay dhammaan bulshada Galmudug si ay u dhistaan Galmudug mideysan isla markaana loo dhanyahay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...