Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howl-gal Degmada Jilib

Date:

Muqdisho (SNTV) Horjooge ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo howl-galka Maraykanka ee Africom ka geysteen Shalay aga gaarka Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe.

War uu soo saaray Agaasimaha howl-galka Africaom, William Gayler, ayaa lagu sheegay in duqeymaha iyo weerarrada noocan ah ay Dhabar jab weyn ku yihiin Al-Shabaab , una diidayaan in ay sameeyaan dhibaatooyin ballaaran.

Qoraalka ka soo baxay taliska Africom oo aan lagu baahin Magaca horjoogaha, ayaa sidoo kale lagu sheegay in howl-galkaasi aysan waxyeello ka soo gaarin Dadka Rayidka ah ee ku dhaqan halkaas.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir-guddoomiyay Kulanka 28-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Geeska Afrika

Washington, DC: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

Muqdisho, 16 April, 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...

Soomaaliya oo si cad u diidday faragalinta Israa’iil

WAR SAXAAFADED. FAAFIN DEG DEG AH Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn...