Mas’uuliyiin ka tacsiyadeysay geerida danjire Xasan Maxamed Siyaad

Date:

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo mas’uuliyiin kale  waxa uu tacsi u dirayaa ehellada iyo qoyska marxuum Danjire Xasan Maxamed Siyaad oo ku geeriyooday dalka Cummaan.

Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) safiirka Soomaaliya ee Kenay ayaa eebe uga baryay in uu janadii fardowsa uu ka waraabiyo,marxuum Xasan Rubeeci.

Danjire Xasan Maxamed Siyaad waxa uu muddo dheer u soo shaqeyay qaranka, isaga oo soo noqday danjiraha Soomaaliya ee dalka Kuwait,sidoo kale waxaa uu ka soo shaqeeyey wadamo kale sida Dalka Cumaan oo haan uu ku geeriyooday.
Marxuun Danjire Xasan Maxamed Waxa uu ku geeriyooday magaalada Masqad ee dalka Cumaan oo uu sanadihii u dambeeyey ku noolaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...