Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Holwgalo Ka Sameeyay Deegaanno Katirsan Gobalka Gedo .

Date:

Muqdisho (SNTV) Ciidamadda Xoogga dalka ee ka howlgala deegaanada gobalka Gedo ayaa maanta sameeyay hwol-galo balaaran oo dhana maleeshiyaadka nabad-diidka ah ee Al-shabaab.

Wariyaha Radio Muqdisho ee Gobalkaasi Cumar Ceyduruus ayaa soo sheegaya in howlgalada maanta ay saameeyeen deegaano dhowr ah oo ay ku dhuumaaleeysan jireen maleeshiyaad ka tirsan Argagaxisada Al-shabaab.

Ciidamada howl galka sameynayay oo baaritaano ka sameeyay xaafado katirsan deegaanno hoostaga degmada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo kadib markii ay halkaasi gaareen ciidamadu.

Ciidamada Xoogga dalka ee jooga goballada kala duwan ee dalka ayaa wada dhaq-dhaqaaqyo xooggan oo ka dhan ah nabad diidka arxanka daran ee argagaxisada Al-shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...