Dowladda FS oo war ka soo saartay dhacdadii Baydhabo ka dhacday

Date:

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhacdadii naxdinta lahayd ee ka dhacday degmada Baydhabo ee gobolka Baay.

warkan qoraalka ah ee ka soo baxay xafiiska wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa lagu sheegay in aanan marnaba la akhbali karin sii socoshada dagaal beeleedyada khatarta ku ah xasilloonida iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxaa looga tacsiyadeeyey  maamulka Koofur Galbeed dhibaatadii ay ku dhinteen dad gaaraya 5 ruux ee ka dhacday magaalada Baydhaba.

Halkaan ka akhriso

292500

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...