AUN Mahad  Cilmi Cali Guddoomiyihii degmada Waabari

Date:

Waxa uu ka mid ahaa dhallinyarada firfircoon.  Horay waxa uu u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug.

Waxa uu ka mid ahaa dadkii ka soo shaqeeyay maamulkii Ximan iyo Xeeb oo
bishii July ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Mahad waxa uu ahaa nin dhallinyaro ah oo ahlu diin ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya...