Daawo Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Date:

Muqdisho (SNTV)- Barnaamijka Kulanka Todobaaka oo kamid ah  Barnaamijyaada Todobaalaha ah Ee ka baxa Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaa marti ku ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada  Qalabka Side Gaashaanle  Sare Xasan Cali Nuur Shuute.

Tabiye:- Faysal Muuse

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...