Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga badbaadinta iyo soo Celinta Hantida Qaranka.

Date:

Muqdisho January 10 (SNTV):- Raiisalwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa Magacaabay Guddiga badbaadinta iyo  Soo celinta hantida qaranka Soomaaliyeed,

Guddiga oo isugu jira  wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya,Gudoomiyaha gobolka banaadir iyo hantidhowraha qaranka ayaa waajibaadkooda uu yahay tirakoobka hantida dawladda iyo soo celinta dhulka iyo gaadiidka sida sharci darrada ah dawladda uga maqan sida ku xusan wareegto ksoo baxday xafiiska Ra’iisalwsaaraha.

Halkan Ka Akhriso Magacyada Guddiga.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...