Munaasabadda 59-guuradii ka soo wareegatay aas-aaska CXD oo Muqdisho ka socoto

Date:

Muqdisho (SNTV):-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socoto Munaasabadda 59-guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Ciidanka Xoogga dalka ee 12-ka April oo ku beegan maalinta berri oo Jimco aheyd, iyadoo maanta oo Khamiis ah la soo hormariyay.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Wasiirka Difaaca XFS ,Saraakiisha Ciidamada qalabka sida, Taliyeyaasha Ciidamada iyo marti sharaf kale.

Ciidamada xoogga dalka ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku soo bandhigay dhoolatus iyo gaarda ka ciyaar,iyagoo Salaan sharaf siiyay Madaxda Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare.

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUUD EE GOLAHA SHACABKA.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...