Shaqaallaha Madaxtooyada Soomaaliya oo qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan

Date:

Muqdisho (SNTV)-Shaqaalaha Madaxtooyadda Soomaaliya  ayaa maanta markii Afaraad ka qeyb qaatay ololaha Isxilqaan ee dib loogu dhisayo Madxafka Qaranka.

Kaalin weyn ayey oo Lixaad leh ayey ka geysteen Ololaha Isxilqaan, waxaana Shaqaallaha la arkayey iyaggoo wata qalabka dhismaha oo si howlkarnimmo ah u shaqeynayo.

Dhismaha Xarumaha danta guud ayaa waxaa si xowli ah u socda dib u dhiskooda iyadoo dhamaan ay ka qeyb qaadanayaan Hey’addaha iyo sidoo kale Wasaaradaha Dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay guulaha DFS ay ka gaartay dimuqraadiyeynta iyo dib-u-habeynta garsoorka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...