Wiil uu dhalay Ex-Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo Golaha Shacabka ka mid noqday

Date:

Cadnaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku guuleystay xubinnimada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ka dib doorasho boos buuxin ahayd oo ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil ayaa sheegtay in Cadnaan uu helay 48 cod, halka murashaxii la tartamayay ee Axmed Cismaan Xaashi uu helay 2 cod, waxaana hallaabay hal cod.
Cadnaan waxa uu beddeli doonaa Allaha u naxariistee aabbihiis Cismaan Cilmi Boqorre oo argagixisada Alshabaab ku dileen Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...