Belgium oo Visa ku dhufaneysa Baasaboorka Soomaaliga

Date:

Dowladda Belgium ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga oo ay shaabbada fiisooyinka ku bixin doonto.

Qoraal maanta lagu daabacay barta rasmiga ah ee ay facebook ku leedahay safaaradda Belgium ee Nairobi ayaa lagu yiri ‘ Laga bilaabo maanta oo ay dowladda Belgium waxa ay aqoonsaneysaa baasaboorrada Diblomaasiga iyo Service-ka”

Tallaabadan ayaa ah guul kale oo u soo hoyatay Soomaaliya oo dadaal ugu jirta in baasaboorka Soomaaligu soo ceshado aqoosigii uu dunida ku lahaa.

Dalal badan oo reer galbeed ah sida France, Italy iyo Norway ayaa horay u bilaabay inay fiisooyin ku bixiyaan baasaboorka Soomaaliga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey...