Xukuumadda Soomaaliya oo Habraac u sameysay Heshiisyada

Date:

Muqdisho (SNTV)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xeer kasoo saartay Dhaqan galinta Habraaca Heshiisyada Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowlada ay la galayaan Dalal, Shirkado ama Hay’addo Ajnabi ah.

Hadaba Halkaan hoose ka Akhriso

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidamada Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay keydad biyo ah oo ay lahaayeen Khawaarijta

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay keydkii...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Beljimka oo ka bannaan-baxay aqoonsi beenaadka Israa’iil

Dadweynaha Soomaaliyeed ee deggan dalka Beljimka ayaa qabtay bannaanbax...

Xogta Xafiiska Hantdhowrka ee hufnaanta iyo qabashada Dakhliga Dowladda

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta qabtay kulan...

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Aqalka sare ee maanta?

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo...