Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray xarunta Golaha Wakiilada Puntland

Date:

Garoowe (SNTV):- Gudoomiye ku xigeenka labaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo qaar ka mid ah Xilshibaanada ayaa saaka kormeer ku tagay Xarunta Baarlamaanka Puntland.

Waxaana Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo Xildhibaanada kormeerkiisa ku wehlinayay xarunta Baarlamaanka Puntland ku soo dhoweeyay Gudoomiyaga Golaha Wakiilada Maamulka Puntland C/Xakiin Maxamed Axmed.

Soo dhoweyn ka dib, labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka iyo Golaha Wakiilada Puntland iyo in wada shaqeyn joogta ah ay yeeshaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...