Daawo Sawirro:-Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland.

Date:

Garoowe (SNTV):-Xarunta Madaxtooyada Garowe waxaa Caawa ka socota Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Xafladda waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Abdullahi Farmaajo, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Siyaasiyiin, Duubabka dhaqanka iyo marti sharaf kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shirka Daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka jeediyay kulan Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka...

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...