Wasiirka Maaliyadda XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dawladda Norway

Date:

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi sare oo ka socday Dawladda Norway, waxaana kulankaasi ay uga wada hadleen arrmio dhowr ah.

Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdiga ka socda Dawladda Norway waxay kawada hadleen kobcinta dhaqaalaha iyo Caawimada ay Norway siiso Soomaaliya.

Dawladda Norway ayaa waxay kamid tahay Dawladaha inta badan ka qeyb qaato caawinta Soomaaliya oo dhinacyo badan ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir...