Guddoomiyah maxkamadda racfaanka oo qalab cusub ku wareejiyay maxkamaddah G/Banaadir

Date:

Xaflad ka dhacaday xafiiska  guddoomiyaha maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa  waxaa uu  kuwareejiyay dhamaan Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir qalab loo isticmaalayo Diiwaanada  Casri ah oo ay kushaqeyn doonaan Sanadka Cusub ee 2019 maxkamadaha Gobolka Banaadir.

Diiwaanadaas oo isugu jira ilaa 9-Diiwaan Maxkamad kasta oo ka tirsaan Gobolka ayaa laa siin doona ,agaabkan ayaa  qeyb ka ah  Qorshaha  Cusub ee sannadka 2019-ka  oo uu ku doonayo Gudoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka in laga hirgaliyo Dhamaan Maxkamadaha G/Banaadir.

sii looga maarmo Diiwaankii qaalinka loo isticmaali jiray maadaama ay socoto dardar galinta hawlaha  shaqo ee Maxkamadah Gobolka sii loo fuduudeyo hawlaha shaqo ee loo hayo bulshada soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...