Akhriso: Liiska magacyada Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Puntland

Date:

Guddiga xalinta Khilaafadka ee maamul goboleedka Puntland ayaa goordhow kudhawaaqay liiska Xildhibaanada Cusub ee Barlamaanka maamulkaas kadib muddo ay kala hufayeen.

Shir jaraa’id oo goordhow guddiga ay ku qabteen magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayey ku shaaciyeen magacyada  xubnaha beelaha dega deegaanada maamulkas ee u matalaya Golaha Wakiilada ee Cusub.

Xildhinaada Guddiga ay shaaciyeen  49 xubnood  oo kamid ah way ku cusubyihiin Golaha  halka 17 ka kale ay ahaayeen kuwii hore ee Barlamaanka ku jiray, waxaana xusid mudan in hal  gabar oo kaliya ay kujirto Golaha wakiilada Puntland.

Halkan ka Akhriso liiska

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...