Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS iyo Hayโ€™adda IOM oo Mashaariic ka Fulinaya Balcad

Date:

Muqdisho (SNTV)ย Mashaariicdan Hormarineed oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya iyo Hayโ€™adda IOM ay ka fulinayaan degmada Balcad waxaa kamid ah dhismaha Ispitaalka Guud Degmada Balcad, Hool Lagu qabto shirarka, Garoon lagu ciyaaro kubadda cagta iyo Mashaariic kale oo hormarineed.

Gudoomiyaha Degmada Balcad Qaasim Cali Nuur iyo qaar kamid ah Xildhibaano katirsan Hirshabeelle ayaa si wadjir ah udhagax-dhigay Garoon kubadda cagta, iyadoo Guddoomiyaha uu kaga Mahadceliyay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Hay,ada IOM sida ay u Garabtaagan yihiin shacabka Degmada Balcad.

โ€œAnigoo ku hadlaya magaca shacabka kan Maamulka Degmada Balcad waxaan uga mahadcelinaya Wasaarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo Hay,ada IOM sida ay u garab taagan yihiin Bulshada Soomaaliyeed ee kunool Balcad Mashaariic muhiim ah ayee Balcad ka fulinayaan waa kuwa dhammaantod muhiim inoo ahโ€ayuu yiri Gudoomiyaha Degmada Balcad.

Madaxa Mashaariicda Hay,ada IOM Maxamed Cumar ayaa faah-Faahin kabixiyay mashaariicda ay ka fulinayaan Degmada Balcad ee Gobalka Shabeellaha dhexe.

โ€œMashaariicda Balcad ay ka fulinayaan Wasaarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo Hay,ada IOMย  anigoo ku hadlaya Magaca hay,ada waxaa Balcad ay tahay degmo muhiim ah waxaana kamid ah Mashaariicda Garonka aan dhagax-dhigay maanta Ispitaalka iyo Mashaariic kale oo muhiim ah Wasaarada Arimaha Gudaha Federaalka ayaa howlaha wado iyada ayaa looga mahadcelinayaaโ€ayuu yiri Madaxa Mashaariicda Hay,ada IOM Maxamed Cumar.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...