Soomaaliya oo ka qeyb gashay dabaal degga Dhaqan ee Carabta iyo Shiinaha

Date:

Shiinaha(SNTV) Dabaaldeggii afaraad ee Wasaaradaha Dhaqanka dalalka Carabta iyo Shiinaha, ayaa ka socda dalka Shiinaha magaalooyinkiisa Beijing iyo Chengdu.
Soomaaliya, waxaa uga qeybgalaya wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daahir Maxamuud Geelle.
Furitaanka dabaaldegga, ayaa ka dhacay matxafka magaalada Beijing, waxaana furay wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska ee dalka Shiinaha Luo Shugong, oo sheegay in tan iyo markii uu bilowday dabaaldegga Dhaqanka Carabta iyo Shiinaha ay wax badan ka fahmeen dalalka Carabta, taasina ay keentay in xiriirka ay la leeyihiin dalalka Carabta uu aad u wanaagsanaado, maadaama fahamka dhaqan ee dal uu muhiim u yahay iskaashi kasta ee laba dowladood.

Hadaba halkan ka akhriso Warbixnta

Booqashada-Wasiir-Geelle-ee-Shiinaha

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,...