Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan ka yeelanaya Hindise Sharciyeedka Nashqadeynta magaalooyinka

Date:

Muqdisho (SNTV):-Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Xubnaha Golaha Shacabka ayaa maanta la sheegay in Ajendaha horyaala uu yahay Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Nashqadeynta magaalooyinka, kaas oo xiligaan dalka muhiim u ah.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalmhii la soo dhaafay dood ka yeeshay dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Cadaaladda oo furay tababar aqoon kororsi oo loo qabtay saraakiisha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyey kulan looga hadlay Hindisaha Xeerka Maamulka Goleyaasha Degmooyinka

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta XFS...

MADAXWEYNAHA JFS OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE JABUUTI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS...