Furdada Canshuuraha Dakadda Muqdisho oo maamul cusub lo magacabay

Date:

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda DFS oo  manta maamule Ku Meel Gaar ah u magacaabay Furdada Canshuuraha Dakadda magaalada  Muqdisho.

Xasan Cabdicasiis Axmed (Baashe) ayaa noqonaya Maamulaha Cusub ee Kumeel gaarka ah isagoona isla maanta loo dhaariyay inuu shaqada si hufan u sii wado.

Dhamaan Xafiisyada Shaqada Canshuuraha ee Dakadda Muqdisho ayaa  aahan doonna sidoodii  caadiga ahaa una shaqeynaya iyadoo lagu amaray  maamulaha cusub in uu si toos ah shaqada u guda galay madaama isla mantay lo dhariinayo  xafiiska shaqadda maamulka dakadda halkasiina uu kasii waday shaqadii ka soctay dakadda magaaladda muqdisho .

Xafiiskii  maamulka dakadda ayaa  dib loo furay, si aay shaqada u sii socoto iyaado laga wareejiyaya maamulkii hore ee gacanta  ku hayaay maamulka dakadda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...