Barnaamijka Kulanka todobaadka (Daawo)

Date:

Muqdisho (SNTV)- Barnaamijk kulanka Todobaadka, waa todobaadle kamid ah barnaamijyada ka baxa Telefeshinka Qaranka iyo Radio Muqdisho, waxaa diiradda lagu saaraya arrimaha jaamacadda Umadda, waxaana marti ku ah guddoomiyaha jaamacadda Umadda Maxamed Axmed Jimcaale.

Tabiye, Feysal Muuse Maxamed.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir-guddoomiyay Kulanka 28-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Geeska Afrika

Washington, DC: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

Muqdisho, 16 April, 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...

Soomaaliya oo si cad u diidday faragalinta Israa’iil

WAR SAXAAFADED. FAAFIN DEG DEG AH Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn...