Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Booliska Turkey

Date:

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Turkey, kuwaasi oo Muqdisho soo gaaray.

Kulankaasi oo ka dhacay Xarunta Safaaradda Turkey ee Muqdisho, ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Amniga gudaha XFS Mudane Maxamed Abuukar Islow, Taliye ku xiggeenka koowaad ee Hey’adda NISA, Safiirka Dalwadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjiye Olgan Begar iyo Masuuliyiin kale.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa wafdigii ka socday Dawladda aan walaalaha nahay ee Turkey waxay kawada hadleen arrimo ay ka mid ahaayeen, Xoojinta Xiriirka labada dhinac iyo Kordhinta tababarada Turkiga ay siiyaan Ciidanka Booliska.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo aqoon kororsi u furay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Kulan looga hadlay xoojinta amniga ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo

Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane...