Guddoomiye Maxamed Mursal oo maanta la caleema saarayo

Date:

Muqdisho(SONNA) Munaasabadda caleema saarka gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maant ka dhaceeysa magaalada Muqdisho, iyadoo haatan ay socoto qaban qaabada ku aadan xafladdaasi.

Waxaa lafilayaa in ay ka qeybgalaan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya, wafuud caalami ah iyo xubno ka tirsan Golayaasha kala duwan ee dowladda.

Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa la doortay 30-kii Bishii lasoo dhaafay ee Apriil,i yadoo ay horyaalaan howllo muhiim uh horumarinta hanaanka dowladnimo ee dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...