R/wasaare ku xigeenka dalka oo Xildhibaanada ku Bogaadiyay hanaanka ay u doorteen Guddoomiyaha cusub.

Date:

Muqdisho (SNTV)ย Raโ€™iisalwasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa hambalyo udiray Guddoomiyaha cusub ee Golaha shacabka.

Ku xigeenka Raโ€™iisalwasaaruhu waxaa uu mudanayaasha baarlamaanka ku boogaadiyay hanaanka dimuqraadiga ah ee ku doorteen Guddoomiyaha cusub.

Qoraal kooban uu ku baahiyay boggiisa twitterka ayaa udhignaa sidan.

โ€œWaxaan hambalyo u dirayaa Guddoomiyaha cusub ee Barlamaanka Md Mohamed Mursal. Waxaan u rajaynayaa in ilaahay xilka u fududeeyo, waxaan kale oo Golaha shacabka ku boogaadinayaa hanaanka Dimuqraadiyadu bud-dhiga utahay ah ee ay ku doorteen guddoomiyaha cusubโ€.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale