Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo iska dhex doortay Guddoon

Date:

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka JFS C/wali Sheekh Ibraahim Muudey oo ku dhawaaqay Natiijada ayaa sheegay in Xildhibaan Nuur Iidow Bayle  uu yahay Guddoomiyaha Guddiga, Sahra C/qaadir Maxamed iyana ay tahay guddoomiye kuxigeenka, iyadoo Xildhibaan Xasan Amar dambe uu noqday Xoghayaha guddiga qaban qaabada Doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Xildhibaan Nuur Iidow Bayle ayaa hoggaamin doona Guddiga tan iyo inta laga gaaraayo doorashadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay munaasabadda calan-saarka 1-da Luuliyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...